Lacagihii Canshuuraha ee laga qaadi jiray guryaha kuyaalla Muqdisho oo Amar lagu joojiyay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku amray in la joojiyo dhammaan lacagaha canshuuraha ee laga qaado guryaha iyo daaraha kuyaalla Muqdisho. Wareegtada uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu wargaliyay maamulada degmooyinka iyo shirkad qaabilsaneed qaadista lacagaha canshuuraha guryaha in ay … Continue reading Lacagihii Canshuuraha ee laga qaadi jiray guryaha kuyaalla Muqdisho oo Amar lagu joojiyay